Waxaa sharaf weeyn inoo ah qabashada xaflad weeyn oo lagu maamusayo maalinta dadak naafada aduunka taas oo si isku mid ah uga dhacada duniada aan ku noolnahay. Dadka naafada somaliyed waxaa ay wadaaan olole xoogan oo lagu abaabulo maalin ka dwuan maalmahi hoore ee la xusi jiray malinta naafada aduunka
Maalinta xuska waxaa uu noqon doonaa mid mid si weeyn loo so abaabulo. ( hadi Alah Idmo)
Maalintan waxaa ay noqondonta maalin waxa ay noqodontaa malin dadka naafada ay ku qabtan xafalda meel banaan oo barxad iyaga donayo in ay mujiyaan dareeynkooda ku aadan heerka xaquuqda dadka naafada ay ka mareeyso dalka somaliyed.
Dadka naafada waxaa ay u bahanyahiin taageeradaada iyo dorkada si ay u mujiyaan farxada malinta naafada aduunka